C/naasir Seeraar: “Xaafaddii aan Kismaayo ka degenaa ayaa la igu soo weeraray”

Cabdinaasir Seeraar oo sheegta inuu yahay madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay dagaalkii maanta Kismaayo ku dhexmaray ciidamadiisa iyo kuwa taabacsan Axmed Madoobe. Seeraar ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland ay isaga ku soo weerareen xaafadda uu ka deggen yahay magaalada Kismaayo. “Anigu xaafaddii aan magaalada ka degenaa ayaa la’igu soo weeraray, ka dibna waan iska difaacnay … Continue reading C/naasir Seeraar: “Xaafaddii aan Kismaayo ka degenaa ayaa la igu soo weeraray”